SHAX JAANIS AH

     


Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3158.
Waxaa joogo Forlan  kaas oo gaari doona ilaa 104.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 494 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah:  Forlan, Kahn. 

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 9 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Xabi Alonso, G Southgate.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Wll saliba








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

2 Comments

Previous Next

نموذج الاتصال