Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3186.
Waxaa joogo Son cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 103.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 164 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Son, Musiala, Forlan.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah F. Beckenbauer, L de la Fuente, D Deschamp.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
D Deschamps waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Khaalid maxamed xasan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.