KU IIBI SHAXDAADA MEEL LA ISKU HUBO

 Si aan kugu iibiyo shaxdaada, Fadlan Raac talaabooyinkaan hoose

1. Guji linkiga Form-ka una soo buuxi qaabka ugu saxan.

Waxaa lagaa rabi doonaa Sawiro kusaabsan shaxda aad iibineyso, marka ugu horeyn soo diyaarso sawiradaas.

2. Markaad buuxiso Form-ka, igala soo hadal whatsappka adigoo ii sheegaya inaad soo buuxisay si aan kuugu soo dhigo suuqa.

3. Dulqaado inta aan ka xaqiijinaayo kadibna aan kuusoo dhigaayo suuqa.

Hadii aad wax fahmi weyso amaba aad ubaahato cawinaad, si fudud whatsappka iga soo qabo.


Link-ga Form-ka.

{getProduct} $button={Riix Halkan} $price={Hoos ku dhufo} $free={yes} $icon={gift}

14 Comments

نموذج الاتصال