SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3181.
Waxaa joogo Cantona kaas oo gaari doona ilaa 106.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 409 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Cantona, Villa, Neymar Jr.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa  4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  F. Beckenbauer, Steven Gerrard.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Steven Gerrard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Muqtaar aweeys muudeey








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال