SHAX CANTUUGO

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3168.
Waxaa joogo Yamal cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 241 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Yamal, Del piero, Bale.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 12 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Xabi Alonso.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Abdullahi joseph aadan







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال