Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3167.
Waxaa joogo Ribery kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 177 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Ribery, Forlan.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 10 Tababare / Managers waxaa ka mid ah F. Beckenbauer, Patrick Vieira.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Patrick Vieira Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Out Wide 88 iyo Long Ball 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Saacid maxamed cabdi
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






