Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3175.
Waxaa joogo Bale cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 101.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 162 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bale, Vini Jr.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 1 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Hassan abuukar maxamed
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.