SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3183.
Waxaa joogo Totti kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 150 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Totti, Van Dijk.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  F. Beckenbauer, D Stojkovic.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Cabdinajiib adan soomow









Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال