SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3150.
Waxaa joogo Van basten kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 172 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Van basten, Messi.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa  4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Patrick Vieira, Steven Gerrard.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Patrick Vieira Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Out Wide 88 iyo Long Ball 88.
Steven Gerrard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From   Khaalid C/raxiin Ali










Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

1 Comments

Previous Next

نموذج الاتصال