Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3206.
Waxaa joogo Messi cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 108.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 142 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Messi, Kahn.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah F. Beckenbauer, D Stojkovic, Frank Lampard, G P Gasperini.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
G P Gasperini waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Saalah aadan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.








