SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3182.
Waxaa joogo Cannavaro kaas oo gaari doona ilaa 106.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 63 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Cannavaro, Kaka.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Frank Rijkaard, Xabi Alonso, D Stojkovic, G P Gasperini, Simone Inzaghi.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
G P Gasperini waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Simone Inzaghi Waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Khaalid maxamed hiraabe










Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال