Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3145.
Waxaa joogo Yamal cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 184 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Yamal, Del piero.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 11 Tababare / Managers waxaa ka mid ah F. Beckenbauer.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Amiin shuute
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.





