Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3213.
Waxaa joogo Salah kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 245 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Salah, Suarez, Cannavaro.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, D Deschamps.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
D Deschamps waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Zakariye Mohamed Ahmed
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.








Shax
ReplyDeleteShax beec
ReplyDelete