SHAX KVARATSKHELIA CANTUUGO

   


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3183.
Waxaa joogo Kvaratskhelia cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 124 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Kvaratskhelia, Bebeto.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  F. Beckenbauer, Jose Mourinho.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Jose Mourinho Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Out Wide 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  C/xaafid warsame siciid








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال