Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3123.
Waxaa joogo Cavani Bullet Header ah kaas oo gaari doona ilaa 99.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 55 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Casillas104, D.villa104, M.owen 103.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 7 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Rijkaard, Mikel Arteta, Hansi Flick, Dino Millesi iyo Luis Roman.
Frank Rijkaard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game oo gaaraaya 88.
Luis Roman oo ah GB Pep Guardiola Wuxu ku ciyaaraa Possession Game oo gaaraaya 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Osman
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.
{getProduct} $button={Sold Out} $price={$3.5} $sale={1% Off} $style={2}