Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3163.
Waxaa joogo Batistuta oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 55 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: G. Batistuta, R Carlos, P. scholes, Van buyten.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xavi Alonso iyo F. Lampard.
Xavi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88..
Sidoo kale Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Armaan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.
{getProduct} $button={Sold Out} $price={$8} $sale={50% Off} $style={2}
Asc
ReplyDeletewcs
Delete