SHAX JAANIS AH

 


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3190.
Waxaa joogo Suarez Bullet Header ah kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 207 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Suarez, Puyol, Messi.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Mikel Arteta, L de la Fuente.

Mikel Arteta waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession 85.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Indhuu Gamer







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال