Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3149.
Waxaa joogo D. forland kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 107 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: D.forlan, D.pergkamp, Belleti
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xavi Alonso, G Southgate, Luis A Roman/Pep Guardiola.
Xavi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Luis A Roman waa Pep Guardiola GB ah wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Mustaf Maanka
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.