Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3183.
Waxaa joogo Kvaratskhelia Cantuugo / Blitz curler ah kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 102 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa, Labadaan sawir ee hoose si fiican u fiiri: Rummenigge 106, Kvaratskhelia 105.Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga 6 Coach Waxaana kamid ah Johan Cruff, Xabi Alonso, G. Southgate iyo F. Beckenbauer.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game oo gaaraaya 89.
Sidoo kale Xavi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Sidoo kale F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Sidoo kale G. Southgate waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.
From Totti
I will take this
ReplyDelete