SHAX SUAREZ

 


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3166.

Waxaa joogo Suarez Bullet Header ah kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players

Shaxdaan waxaa jooga 160 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.


Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Suarez 105, Batistuta 104, Scholes 103, Belleti 103, Robert Pires 103, Edgar Davids 102, Tony Adams 102, Cafu 102 iyo Messi 102



Tababarayaasha/Managers

Shaxdaan waxaa jooga 8 Coach oo kala ah Johan Cruff, Xavi Alonso iyo F. Beckenbauer.


Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game oo gaaraaya 89.


Sidoo kale Xavi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.


Sidoo kale F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.



Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.


Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال