SHAX JAANIS AH

 


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3159.
Waxaa joogo Neymar oo gaari doona ilaa 107.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 52 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Neymar, Messi, Batistuta.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Rijkaard, Xabi Alonso, Luis A Roman/ Pep Guardiola GB.

Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Luis A Roman oo ah GB Pep Guardiola Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Oplak










Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال