SHAX FODEN CANTUUGO

 


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3156.
Waxaa joogo Foden cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 102.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 158 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Foden Cantuugo, Robert Carlos, Eden Hazard, Batistuta.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 2 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic, Luis A Roman/ Pep Guardiola GB.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Luis A Roman oo ah GB Pep Guardiola Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From C/laahi







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.





Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال