Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3159.
Waxaa joogo Son cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 103.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 109 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Son Cantuugo, Neymar, Batistuta, Oddo, Tony Adams.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa Tababare / Managers waxaa ka mid ah L. de la Fuente, Luis A Roman/ Pep Guardiola GB.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
Luis A Roman oo ah GB Pep Guardiola Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Akaan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.