SHAX JAANIS AH

 

Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3171.
Waxaa joogo Pavel Nedved kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 69 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Pavel Nedved, Roberto Baggio, Nico Williams.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xavi Alonso, Luis A Roman/Pep Guardiola, D Stojkovic, Mikel Arteta.
Mikel Arteta waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Xavi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Feysal Suwac








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.



Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال