SHAX 2 CANTUUGO

 

Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3173.
Waxaa joogo Chiesa cantuugo ah oo gaari doona 102 iyo Son Cantuugo ah oo gaari doona ilaa 103.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 189 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Chiesa cantuugo, Son Cantuugo, Declan Rice 103, Puyol 103.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 8 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Luis A Roman/Pep Guardiola, Frank Rijkaard, D Stojkovic.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Saliim Dhoof








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.


2 Comments

Previous Next

نموذج الاتصال