Eng Abdirahman

 Hi, Magaceygu Waa Eng  Abdirahman, Waxaan ahay aasaasaha Website ka ugu weyn ee lagu kala iibsado Shaxaha Efootball-ka iyo Coins.

Halkaan waxaad ka iibsan kartaa Shaxo Efootball oo qiimo jaban kuna qanciya weliba adoo ka welwelin in lacagtaada lagaa dhaco ama wax been lagaa iibiyo.

Sidoo kale hadii aad rabto waxaad iska iibin kartaa shaxdaada si amni ah oo dhaqso badan.

Hadii aad ubaahan tahay coins raqiis ah, ha welwelin isla halkaan ayaad ka iibsan kartaa coins inta aad u baahato ayadoo lagugu adeegi doono sida ugu dhaqsaha badan.

Hadii aad qabto cabasho amaba aad dhib la kulanto haka xishoon inaad nala soo xiriirto si wax walbo laguugu xaliyo.

Qanacsanaanta Macaamiilka ayaa mudnaan inoo leh.

1 Comments

نموذج الاتصال