Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3183.
Waxaa joogo Yamal cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 105.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 108 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah:
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Muscab ciise maxamuud
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






