Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3201.
Waxaa joogo Ronaldinho kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 99 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Ronaldinho, Owen.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Abdifatah mukhtar Ismail
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






