Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3192.
Waxaa joogo Forlan kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 347 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Forlan, Ronaldo, Palmer.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, Frank Lampard, R Martinez, D Deschamps.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
R Martinez waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 88.
D Deschamps waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Abdishakuur wehliye saneey
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.








