SHAX CANTUUGO

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3157.
Waxaa joogo Son cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 104.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 31 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Son, Scholes, Cannavaro.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 1 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  F. Beckenbauer.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Abdi maajid maxamed






Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال