Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3190.
Waxaa joogo Son cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 86 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Son, Ronaldinho, Forlan.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah F. Beckenbauer, D Stojkovic, R Martinez.
F. Beckenbauer waa double booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 89.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
R Martinez waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Abdulahi joseph adan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.