SHAX CANTUUGO

   


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3178.
Waxaa joogo Bale cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 101.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 75 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bale, Bellingham.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa  4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Xabi Alonso, Mikel Arteta.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Mikel Arteta waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  HANAD MAHAD MAHMUUD









Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال