SHAX CANTUUGO

   


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3184.
Waxaa joogo Bergkamp cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 103.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 353 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bergkamp, Drogba, Cannavaro.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Xabi Alonso, L de la Fuente.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Zakariye abdi cali








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال