Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3134.
Waxaa joogo Bellingham oo gaari doona ilaa 103.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 155 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Bellingham.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 11 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic, Mikel Arteta, Pep Guardiola, R Martinez.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Mikel Arteta waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
R Martinez waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 88.
Pep Guardiola waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Wll Aadan
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.










Bee's
ReplyDelete