Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3148.
Waxaa joogo Forlan kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 54 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Forlan, Thuram, Villa.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Lampard, P Kluivert.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
P Kluivert waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From IBRAAHIM MAXAMUUD FAARAX
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.







