Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3163.
Waxaa joogo Messi oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 525 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Messi 104.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, G Southgate.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Farhan Maxamed
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.






