Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3164.
Waxaa joogo Messi oo gaari doona ilaa 106.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 184 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Messi 106, Schools 103.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic, , R Martinez, Lionel Scaloni.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
R Martinez waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 88.
Lionel Scaloni Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 87.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Seyfullah
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.







