Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3175.
Waxaa joogo Messi Cantuugo / Blitz Curler ah kaas oo gaari doona ilaa 108.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 42 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Kuwa ugu fiican hadii aan kasoo qaadano waxaa jooga ciyaaryahano waaweyn sida Batistuta 105, Owen 104, David Villa 104, Nakata 103, Van Buyten 103, Tony Adams 102, Serginho 102, Stoichkov 102, Mbappe 102, Drogba 102, Beckham 101, Kante 101, White 101, Van der Vaart 101, Salah 101, Saka 101, Bastoni 101, Tchouameni 101,Endrick, Kevin De Bruyne 101, Neymar 101, Alison Becker 100.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga 3 Coach oo kala ah Johan Cruff, Frank Lampard iyo Pep Guardiola oo GB ah.
Johan Cruff waa double booster Tight Possession iyo Jumping, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game oo gaaraaya 89.
Sidoo kale Frank Lampard Waa 1 booster kaasoo ah Balance, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Sidoo kale Pep guardiola oo GB ah kaasoo ku ciyaaro Possession Game 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
{getProduct} $button={Sold Out} $price={$26} $sale={15% Off} $style={2}