Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3141.
Waxaa joogo Szoboszlai cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 102.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 86 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Szoboszlai, Bale.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Frank Rijkaard.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Labo Cantuugo
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.
Saciid yare
ReplyDelete