SHAX CHIESA CANTUUGO

 


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3162.
Waxaa joogo Chiesa cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 102.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 112 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Chiesa cantuugo, Batistuta, Balleti.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Luis A Roman/Pep Guardiola.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game oo gaaraaya 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Cabdulaahi Qeys





Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

1 Comments

Previous Next

نموذج الاتصال