Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3138.
Waxaa joogo Sneijder oo gaari doona ilaa 102.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 335 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Sneijder, Beckham, Tony Adams, Beckenbauer, Robert Carlos.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, Luis A Roman/Pep Guardiola.
Xavi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Taaxow
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.