Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3176.
Waxaa joogo Cruff oo gaari doona ilaa 106.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 337 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Griezmann 105, Messi 104, Cruff 106.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 5 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Xabi Alonso, D Deschamps, D Stojkovic, Pep Guardiola.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
Pep Guardiola waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88
D Deschamps waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Cubarsi
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.