Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3155.
Waxaa joogo Messi oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 542 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Messi, Neymar, Tony Adams.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 6 Tababare / Managers waxaa ka mid ah D Stojkovic, G Southgate, Mikel Arteta, Ronald Koman, R Martinez, L de la Fuente.
D Stojkovic Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Out Wide 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
Mikel Arteta waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
Ronald Koman waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
R Martinez waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Indhuu Gamer
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.