Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3182.
Waxaa joogo Villa cantuugo ah kaas oo gaari doona ilaa 104.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 104 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Villa, Ronaldinho.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Frank Rijkaard.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Anas Maxamed Ismaciil
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.







