SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3180.
Waxaa joogo Neymar Jr kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 221 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Neymar Jr, Dembele.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3Tababare / Managers waxaa ka mid ah  G Southgate, R Martinez.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
R Martinez waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Cabdinaasir Xuseen mohamed








Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال