Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3262.
Waxaa joogo Eto'o kaas oo gaari doona ilaa 106.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 34 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Eto'o, Hazard, Maldini.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 3 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Xabi Alonso, Simone Inzaghi, Ruben Armorim.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Simone Inzaghi Waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 88.
Ruben Amorim Waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Yaasir mohamed Nuur
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.