Shaxdaaazn rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3158.
Waxaa joogo Cannavaro kaas oo gaari doona ilaa 106.
Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 73 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Cannavaro, Batistuta.
Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah Johan Cruff, Frank Lampard.
Johan Cruff waa double booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 89.
Frank Lampard Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88 iyo Long Ball Counter 88.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From Cabdinaasir cabdiraxmaan muuse
Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.