SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3186.
Waxaa joogo Messi kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 215 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Messi, Cannavaro.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 9 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Xabi Alonso, G Southgate, R Martinez, Zico.
Xabi Alonso Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Quick Counter 88.
G Southgate waa 1 booster wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 87.
R Martinez waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 89.
Zico Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 83.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Mohamed abaas









Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال