SHAX JAANIS AH

   


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3162.
Waxaa joogo Eto'o kaas oo gaari doona ilaa 105.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 217 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Eto'o, Palmer.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa 1 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  Frank Rijkaard.
Frank Rijkaard waa 1 booster, Wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Long Ball Counter 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Cabdirahman cabdulaahi maxamuud






Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال