SHAX JAANIS AH

    


Shaxdaan rating keeda ugu badan waxa uu gaarayaa 3190.
Waxaa joogo Neymar Jr kaas oo gaari doona ilaa 107.

Ciyaaryahanada/Players
Shaxdaan waxaa jooga 151 ciyaaryahan oo isugu jira waaweyn iyo yaryar.
Ciyaaryahanada ugu waaweyn ee shaxdaan joogo waxaa kamid ah: Neymar Jr, Ronaldinho.

Tababarayaasha/Managers
Shaxdaan waxaa jooga ilaa  4 Tababare / Managers waxaa ka mid ah  L de la Fuente, R Martinez.
L de la Fuente Waa 1 booster, wuxuuna ku ciyaaraa Possession Game 88 iyo Out Wide 88.
R Martinez waa double booster, wuxuuna ku ciyaaraa Long Ball Counter 89.
Shaxdaan keliya waxaa ku xeran Konami ID.
Halkaan hoose ayaad ka arki kartaa sawirada shaxda iyo wax walbo aad ubaahan tahay inaad ka ogaato
From  Moha Ibrahim Ali







Hadii aad ku qanacday shaxdaan hada iibso oo hada hel.

Post a Comment

Previous Next

نموذج الاتصال